+252 61 8126430 info@mamofishing.com Jubba Street Mog-Somalia

shir Gudoomiyaasha shirkadaha

maanta ay taariikhdu tahay 16 Nov 2019 ayaa shir lagu qabtay xarunta Mamo fishing Campany shirkaasi oo ka soo qeyb galay Gudoomiyaasha shirkadaha ka ganacsado kaluunka ee Gobalka shabeelada dhexe gaar ahaan Dagmooyinka Cadale iyo Warshiikh , gaar ahaan (Milaari , Boocle , Bashaqle).

shirkaasna waxaa goob jook ka ahaay

1- yusuf C//aahi Jimcaale (yusuf kardhow)

2- Maxamed Muxumed Dhib laawe (qeelshe)

3- Maxamed Hiraale Maxamuud

4- Maxamed Maxamuud Calasow

shirkaasi oo loga hadlay qodobada soo socdo

1- Isbarasho.

2- sidee wax u wada qabsanaa (iyo iswareysi)

waxayna ku dhamaatay guul iyo is af garasho , waxaana lagu balamay in markale laysku yimaado

Mahadsanidiin

BOD Mamo Fishing