All posts by Maxamed Yamani.

shir wada tashi

Maanta oo ay tariikhdu tahay 16 Nov 2019 ayaa la qabtay Shir looga hadlaayay sidee loo samayn lahaa qaboojiyaha kaluunka ama kaydka wax soo saarka Maamo shirkaasi oo ka soo qayb galay, 1-injineer Cabaas .…

shir Gudoomiyaasha shirkadaha

maanta ay taariikhdu tahay 16 Nov 2019 ayaa shir lagu qabtay xarunta Mamo fishing Campany shirkaasi oo ka soo qeyb galay Gudoomiyaasha shirkadaha ka ganacsado kaluunka ee Gobalka shabeelada dhexe gaar ahaan Dagmooyinka Cadale iyo…

Shir

waxa maanta shir ku dhaxmaray xarunta MAMO FISHING iyo Naaqudayaasha sidii loo dardar gelin lahaa howlaha companika MAMO FHISHING